Wax kaa baarawo

Hadaa buuran tahay waxaa tahay shuluq, hadaa caato tahay waxaa tahay naf, hadaa dheer tahay waxaa tahay dabbaal, hadaa gaaban tahayna gaabow, hadaa caddahay nin cad ma fiicno, hadaa madowdahay waxaa tahay uulow, xataa hadaa is dhisto oo GYM aaddo mid calool kiintaala leh ayaa ku dhahaayo luga baasto kor lee dhisee miyaa😄
Dadka mar walba waa ku criticize garayn doonan, ha u joojin, dad lama qancin karo ilaahay qanci kuna raaxeyso noloshaada kuna shukri caafimaadka 🙏🏻

Ahmed hassan ali

Eng. Abdishakur

Published by Ahmed Hassan

Ahmed hassan

Leave a comment

Design a site like this with WordPress.com
Get started