Sanadk dhamatay

Waa habeenka u dambeeyo bishaan August, saacado kadib waxaa billaabanaysa bisha September taasi waxay ka dhigan tahay in sanadkaan 3 meelood 2 meel na dhaafeen, (2/3) hadii qorshaha kuu degsanaa 2023 uu wali qabyo yahay waxay noqonaysaa inaad qabatay almost 75% hadii aysan taas dhicin waxaa ogaataa inaa haysato jaaniskii u dambeeyey waxaa kuu hartay kaliya 25% hadii aad la timaad dadaal badan, doco iyo Allah bari waalidka haduu kuu nool yahay ka docaysato hadii uu dhintayna sadaqo u bixiso ilaahayna u bariso waxaa xaqiijin kartaa guulahaaga.

Fashilka maaha inay kuu suurta geli waayaan wixi aad qorshaysay lkn fashilka ugu xun waa inaadan wax qorshe ah lahayn daqiiqad ku dhaaftayna waligeed aysan soo noqon doonin.

Wake up 🤝

Published by Ahmed Hassan

Ahmed hassan

Leave a comment

Design a site like this with WordPress.com
Get started