Follow the AMI DJi channel on WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029VbANkBq8vd1IvAG1Lg0L
Alhamudllhay
Wayo waxan manit maraan Bisha Ramadan 11 alhamudllhay allhay halka na so Gadhasiyo inaad kalan no dhamas da allhay Bisha Ramadan wa Raxamad
Ramadan Mubarak all muslim
Nolosha sida ugu hara maraykan kara
Write about your first computer.
Nolosha waa mid adag oo mararka qaarkood ay noqon karto mid aan la filayn, laakiin waxaa jira hababo loo maro si loo hagaajiyo iyo loo horumariyo nolosha. Halkan waxaan kuu soo gudbinayaa tillaabooyin ku saabsan sida aad u hagaajin karto noloshaada:
### 1. **Saadaasha Qofka Naftiisa**
– **Isku day inaad noqoto mid tabaruc leh:** Ku dadaal inaad noqoto mid tabaruc leh oo aad isku kalsoonaato.
– **Qaado Masuuliyadda:** Qaado masuuliyadda waxyaabaha ku dhacaya noloshaada oo isku day inaad wax ka qabato arrimaha aad haysato.
### 2. **Qorsheynta iyo Ujeedada**
– **Samee Qorshe:** Samee qorshe noloshaada oo go’aami ujeedooyinka qoto dheer iyo kuwa gaaban.
– **Ku sii soco Horumarka:** Isku day inaad ku sii socoto horumarka ujeedadaada oo aad ku cusboonaysiiso qorshahaaga mar walba.
### 3. **Waxbarashada iyo Kormeerka**
– **Ku sii korodhi Aqoontaada:** Raadi fursado waxbarasho oo ku sii korodhi aqoontaada iyo xirfadahaada.
– **Ka qaybqaado Tababarrada:** Ka qaybqaado tababarrada iyo kormeerka si aad u noqoto mid khibrad badan.
### 4. **Xidhiidhka Bulshada**
– **Dhis Xidhiidho Wanaagsan:** Ku dadaal inaad dhisato xidhiidho wanaagsan oo aad ku noqoto mid saaxiibtinimo wanaagsan.
– **Ka qaybqaado Bulshada:** Ka qaybqaado waxqabadyada bulshada iyo iskuulka si aad u noqoto mid la yaqaan oo la aqoonsan yahay.
### 5. **Dhaqaalaha**
– **Maamul Dhaqaalahaaga Si Habboon:** Samee miisaaniyad oo maamul dhaqaalahaaga si habboon.
– **Raadi Shaqo Wanaagsan:** Ku dadaal inaad raadiso shaqo wanaagsan oo aad ku kasbato dhaqaale ku filan.
### 6. **Caafimaadka Jirka iyo Maskaxda**
– **Ku sii dhaq Dhaqanka Caafimaadka:** Ku sii dhaq dhaqanka caafimaadka oo ku sii dhaq dhaqanka siyaabaha looga ilaaliyo cudurrada.
– **Ku sii dhaq Dhaqanka Maskaxda:** Ku sii dhaq dhaqanka maskaxda oo ku sii dhaq dhaqanka siyaabaha looga ilaaliyo murugyada iyo walbahaarka.
### 7. **Ilaalinta iyo Amniga**
– **Ku sii dhaq Dhaqanka Amniga:** Ku sii dhaq dhaqanka amniga oo ku sii dhaq dhaqanka siyaabaha looga ilaaliyo khatarta iyo xadgudubyada.
– **Ku sii dhaq Dhaqanka Ilaalinta:** Ku sii dhaq dhaqanka ilaalinta oo ku sii dhaq dhaqanka siyaabaha looga ilaaliyo khatarta iyo xadgudubyada.
### 8. **Dib-u-eegis iyo Cusboonaysiinta**
– **Ku sii soco Horumarka:** Ku sii soco horumarka noloshaada oo ku samee cusboonaysiino qorshahaaga mar walba.
– **Ku sii dhaq Dhaqanka Dib-u-eegista:** Ku sii dhaq dhaqanka dib-u-eegista oo ku sii dhaq dhaqanka siyaabaha looga ilaaliyo khatarta iyo xadgudubyada.
Haddii aad qabto wax su’aalo ah ama aad u baahan tahay caawimo dheeraad ah, waad la xiriiri kartaa. Nolosha waa mid adag, laakiin iyadoo isku day iyo dadaal, waxaad gaari kartaa waxyaabo aad u wanaagsan.
Automattic Apps – Apps for any screen
Hey! Here is a link to download the WordPress app. I’m really enjoying it and thought you might too. https://wordpress.org/mobile?campaign=app_share_link
Follow the Mahir ahmed Jo channel on WhatsApp
Follow the Mahir ahmed Jo channel on WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Va9PW9NFXUuesfrsbw15
Hees macan
maxay dantu ciishay wiiloo dulqaad iyo deeq lahaayoo
dadkuna doqon moodayaan
adigoo daganaa abaar marbuu dir kuu da aayooy
daruuruhu kuu curtaanooy xareed kudabaalata
intay deeqda eebe maqantay
ha dilin hana iga dagaalin dobkaa igu yaalee
ax wadnahaa damqashada ka daa
maxaa laba ruux is doortoo dabuube dusha looga qariyo
kuwii xigay loogu daw galay
maxaa duni lagu lug go ayoo innaba nabad lagu dagaynoo
sidaad doonayso noqonayn
intay doqoniimadaada tahay intay doogi abaar yahay
ha diidin hana iga dagaalin nacasbaa dabraayee
miyaan dakharkaba ogahay
habeenki oo dam yidhiyoo qudcurka daahiisa rogayoo
dabayluhu foodh yayaan
halkii adi kuu darayd illaah waa kaa duwaayoo
dibaad uga joogsataa
adigu doori jaada iyo dareemada jiidhi lahaa
marbuu dayax soo baxaayood abeesada uuba leeyoo
daluunta ka weecataa
waxaad doonayso oo daraadii u liidato oo adiga kuu
dabrananbaa
dibjiray ruuxiisa iyo dubkiisa la dooriyayoo dadkuna
kugu caayayaan
adoo dayr adag illaahay kaa dunshaa danayso adoo lahaa
marbaad dacar qooshataayood dhukaal ku dur duurataa
Waxaan aad uga cudur daaranayaa inaan qof walba oo social media igala soo xiriiro aan la hadli karin, yacni maalin walba WhatsApp iyo email isku darkooda waxaan helaa kun farriin ka badan, qaarkood waxay ku soo wacayaan waqti dambe adigoo habeen jooga, ama maalinti adigoo shaqo adag ku jira, runtii saaxibada isku level ma wada aha waxaa ku jira dad aqoon leh oo fahmi kara qofka inuu mashquul yahay, inuu farriin kasta ka jawaabi karin isla waqtigaas, laga yaabee markuu firaaqo helo in farriintaadii qaar badan ka dambeeyeen qofkiina daalo isagoo aan soo gaarin farriin taadii, marka waa inaad ogaato 3 qodob oo muhiim ah.
- Waxaan u jawaabi karaa oo aan hubaa inaan is heli karno arday koorso iibsaday oo suΓ‘al qaba.
- Arday cusub oo raba inuu koorsada qaato is diiwaan geliyey lacagtii bixiyay soona diray screenshot.
- Qof raba inaan si gaar ah uga hadalno mashruuc ganacsi.
Sababta seddexdaan qolo aan farriintooda u heli karo waa in support teamku qabaan amar ah inay si gaar ah isaga xil saaraan seddexdaan qolo, marka hadii aad soo qorto hadal caadi ah sida sxbow ii warran, farriintaada ima soo gaari doonto.
Waxaan ku dhiirra gelinayaa qof walba oo raba inuu isku filnaasho gaaro, ama shaqo haysta lkn Online raba inuu lacag dheeraad ah ka sameeyo fadlan ku dadaal 3 qodob.
- Marka hore serious noqo oo dhab hakaa ahaato waxaad rabto.
- Waqti u samayso howshan.
- Dadaal la imow, baaritaan badan samey, mowduuc kasta cashirro free ah ayaan soo geliyey YouTube-ka qaybta playlistga, Koorsooyin 3 heer ahna waan idiin diyaariyay oo aad ka heli karto website-ka abdishakur.me
Qofkii ay dhab ka tahay inuu meel iska soo saaro waxaan leeyahay guuleyso diyaar ayaan u ahay inaan ku gacan qabto lkn gacan qabashadaydu maaha inaan adiga iyo aniga si shaqsi ah u wada hadalno, cashirrada ayay farriinta dhan ku jirtaa, wixi kugu adag samayso research badan samey wixi aad xal u wayso support team-ka email u soo dir ballan ka codso, fadlan sida qof profesional ah u dhaqan.
Waa u mahad celinayaa qof walba oo diyaarsan oo fahmi kara farriintan.
Ballanteenu waa xaqiiji #Isbeddel2023 ogow waxaa noo billowday 4-tii bil u dambaysay sanadka waxaana rajaynayaa inaan dardar cusub billaabi doonno.
Guulaysta
Walaalkiin Ahmed Hassan π
Sanadk dhamatay
Waa habeenka u dambeeyo bishaan August, saacado kadib waxaa billaabanaysa bisha September taasi waxay ka dhigan tahay in sanadkaan 3 meelood 2 meel na dhaafeen, (2/3) hadii qorshaha kuu degsanaa 2023 uu wali qabyo yahay waxay noqonaysaa inaad qabatay almost 75% hadii aysan taas dhicin waxaa ogaataa inaa haysato jaaniskii u dambeeyey waxaa kuu hartay kaliya 25% hadii aad la timaad dadaal badan, doco iyo Allah bari waalidka haduu kuu nool yahay ka docaysato hadii uu dhintayna sadaqo u bixiso ilaahayna u bariso waxaa xaqiijin kartaa guulahaaga.
Fashilka maaha inay kuu suurta geli waayaan wixi aad qorshaysay lkn fashilka ugu xun waa inaadan wax qorshe ah lahayn daqiiqad ku dhaaftayna waligeed aysan soo noqon doonin.
Wake up π€
Noloshu
Maragt waxa ka Barto nolosha wa Cajiba waxan ka Faham do