maxay dantu ciishay wiiloo dulqaad iyo deeq lahaayoodadkuna doqon moodayaanadigoo daganaa abaar marbuu dir kuu da aayooydaruuruhu kuu curtaanooy xareed kudabaalataintay deeqda eebe maqantayha dilin hana iga dagaalin dobkaa igu yaaleeax wadnahaa damqashada ka daa maxaa laba ruux is doortoo dabuube dusha looga qariyokuwii xigay loogu daw galaymaxaa duni lagu lug go ayoo innaba nabadContinue reading “Hees macan”
Category Archives: Uncategorized
Wax kaa baro
2012, waxaan ahaa wiil yar oo dhexda xirta, waxaan ahaa sanadka koowaad ee jaamacadda, qofka markuu xilligaas ku jiro nolosha oo dhan ayaa u cusub, waxaa ahaa caato saa’id ah, waxaan shaqeynaayay gellin gellinka kalena wax baan baran jiray, guriga qoyskeyga kuma noolayn waxaan ahaa garab rarato is maareeya lana qabsaday nolosha isku tashiga, waxaanContinue reading “Wax kaa baro”
This name is beautiful i am like this name she is my wife ihsan mahad Hassan
Describe one positive change you have made in your life.
Reading made easy
Join Fiverr and discover the fastest way to hire freelancers, for any online project. Thank me later! https://www.fiverr.com/s2/572327ae7c
Ha baarin si kasataba ha ahaatee
Ha baarin, si kastaba ha ahaatee! Ahmed hassan Ali…………………………………………………………Ha i raadsan, sababtoo ah ma ahaan doono waxaad rabto, mana ahaan doontid waxaan rabo, laakiin waxaan noqon karnaa sidaan u qorsheyneyno, sababtoo ah noloshu waa go’aan ee maaha rabitaan. Ha raadin fikradayda, sababtoo ah uma maleynayo sidaad rabto, mana u fikiri doontid sidaan rabo, laakiin waxaanContinue reading “Ha baarin si kasataba ha ahaatee”
What book could you read over and over again? I want mora books I am want manay Books Reading every time
Logoa
Learn Excel’s Most Used Formulas For Daily Work
Microsoft Excel is a powerful tool that is widely used for data analysis, financial modeling, and other business-related tasks. While there are many features in Excel that are useful, mastering the most commonly used Excel formulas can be a game-changer for your productivity. Here are 100 daily use Excel formulas that you can use toContinue reading “Learn Excel’s Most Used Formulas For Daily Work”