Nolosha sida ugu hara maraykan kara

Write about your first computer. Nolosha waa mid adag oo mararka qaarkood ay noqon karto mid aan la filayn, laakiin waxaa jira hababo loo maro si loo hagaajiyo iyo loo horumariyo nolosha. Halkan waxaan kuu soo gudbinayaa tillaabooyin ku saabsan sida aad u hagaajin karto noloshaada: ### 1. **Saadaasha Qofka Naftiisa**   – **Isku day inaadContinue reading “Nolosha sida ugu hara maraykan kara”

Hees macan

maxay dantu ciishay wiiloo dulqaad iyo deeq lahaayoodadkuna doqon moodayaanadigoo daganaa abaar marbuu dir kuu da aayooydaruuruhu kuu curtaanooy xareed kudabaalataintay deeqda eebe maqantayha dilin hana iga dagaalin dobkaa igu yaaleeax wadnahaa damqashada ka daa maxaa laba ruux is doortoo dabuube dusha looga qariyokuwii xigay loogu daw galaymaxaa duni lagu lug go ayoo innaba nabadContinue reading “Hees macan”

Waxaan aad uga cudur daaranayaa inaan qof walba oo social media igala soo xiriiro aan la hadli karin, yacni maalin walba WhatsApp iyo email isku darkooda waxaan helaa kun farriin ka badan, qaarkood waxay ku soo wacayaan waqti dambe adigoo habeen jooga, ama maalinti adigoo shaqo adag ku jira, runtii saaxibada isku level ma wadaContinue reading

Sanadk dhamatay

Waa habeenka u dambeeyo bishaan August, saacado kadib waxaa billaabanaysa bisha September taasi waxay ka dhigan tahay in sanadkaan 3 meelood 2 meel na dhaafeen, (2/3) hadii qorshaha kuu degsanaa 2023 uu wali qabyo yahay waxay noqonaysaa inaad qabatay almost 75% hadii aysan taas dhicin waxaa ogaataa inaa haysato jaaniskii u dambeeyey waxaa kuu hartayContinue reading “Sanadk dhamatay”

Design a site like this with WordPress.com
Get started