2012, waxaan ahaa wiil yar oo dhexda xirta, waxaan ahaa sanadka koowaad ee jaamacadda, qofka markuu xilligaas ku jiro nolosha oo dhan ayaa u cusub, waxaa ahaa caato saa’id ah, waxaan shaqeynaayay gellin gellinka kalena wax baan baran jiray, guriga qoyskeyga kuma noolayn waxaan ahaa garab rarato is maareeya lana qabsaday nolosha isku tashiga, waxaan xiiso u qabay inaan caatanimada ka baxo, ilaahay waa ii fududeeyey 2 sano kadib socodkaa idhibaayay, waxaana noqday shuluq 2 Luuq Marka uu socdo neef tuuraayo oo socodka dhib ku yahay. 10 sano kadib sanadkii hore 2022 waxaa go’aansaday inaan is caateeyo dhib badan ayaan ka maray wali fit ma noqon lkn 2 sano markay ii go’do waxaan rajaynayaa inaan dadkeyga kamid noqdo.
Adiga hadii aad caato tahay oo aad isleedahay isnaaxi ka joog cudur lugahaaga haku doonan, hadii aad tahay butacow baano ooliyo iska gaar, nolosha waxaa ugu fiican wax kastaba dhex dhexaadka. Qoraalkan waxay iga tahay saaxibada xisaab xirka isbuuclaha haku darsadaan si ay isbuuca cusub sabtida routineka ugu daraan weight management.




You must be logged in to post a comment.