Wa maxay jecylka

Jacaylku Jaceylku waa dareen naxariis, ixtiraam, ka fikir iyo doonista wax fiican. Qofka jacaylku hayo wuxuu markasta rabaa in wax wanaagsan gaadhsiiyo qofka iyo waxa uu jecel yahay. Inta badan dadku waxay jacaylka ku sheegaan rabitaanka qof doonayo qof kale, sida wiil raba ama jecel gabadh ama gabadh jecel wiil iwm. Dad badan oo dunida daafaheeda ku nool ayaaContinue reading “Wa maxay jecylka”

Erayo jecelyka

Erayga jaceyl waa eray qurux badan, waa dareen farxad leh laakin nasiib daro dadkoo dhan mawada dareemi karaan. Marka aad qof si dhab ah u jeclaato waxaa dareemeysaa dareen waali ah, haddii aan si kale u iraahdo dareen aanan caadi ahayn, kaaga daran waxa uu wataa farxad jaceyl. Ma wato farxad jaceyl oo kaliya ee sidoo kale waxa uu wataa kalsooni jaceyl.

Design a site like this with WordPress.com
Get started