2012, waxaan ahaa wiil yar oo dhexda xirta, waxaan ahaa sanadka koowaad ee jaamacadda, qofka markuu xilligaas ku jiro nolosha oo dhan ayaa u cusub, waxaa ahaa caato saa’id ah, waxaan shaqeynaayay gellin gellinka kalena wax baan baran jiray, guriga qoyskeyga kuma noolayn waxaan ahaa garab rarato is maareeya lana qabsaday nolosha isku tashiga, waxaanContinue reading “Wax kaa baro”
Tag Archives: wa maxay jeceylka
Wa maxay jecylka
Jacaylku Jaceylku waa dareen naxariis, ixtiraam, ka fikir iyo doonista wax fiican. Qofka jacaylku hayo wuxuu markasta rabaa in wax wanaagsan gaadhsiiyo qofka iyo waxa uu jecel yahay. Inta badan dadku waxay jacaylka ku sheegaan rabitaanka qof doonayo qof kale, sida wiil raba ama jecel gabadh ama gabadh jecel wiil iwm. Dad badan oo dunida daafaheeda ku nool ayaaContinue reading “Wa maxay jecylka”